Ciidamada AMISOM oo loo kordhiyay waqtiga ay joogayaan Soomaaliya.

Published: 09 Jan 2010

Madaxda Ururka Midowga Afrika oo Kulan ku yeeshay Magaalada Adis Ababa ee Dalka Itoobiya ayaa isku raacay in waqtiga loo kordhiyo Ciidamada Midowga Afrika ee jooga Dalka Soomaaliya, Waxana Ururka uu isku raacay in loo kordhiyo 6-Bilood oo dheeri ah.


 


Gudoomiyaha Midowga Afrika Jiin Bing oo ka hadlay shirka ayaa sheegay in si wadajir ah ay isugu raaceen sii kordhinta waqtiga Ciidamada Soomaaliya jooga dhamaan xubnaha Ururka Midowga Afrika.


 


Mr Bin ayaa sidoo kale  sheegey in Beesha Caalamka looga baahanyahay in ay taageerto Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ka jooga Wadanka Soomaaliya.


 


Waxa uu sheegay Jan bing in ay filayaan Ciidamo dheeri ah oo ka imaanaya Wadamada Afrika oo qeyb ka noqonaya Ciidamada Midowga Afrika ee hada jooga soomaaliya, waxaana uu sheegay in Wadamada Burundi iyo Uganda ay diyaar yihiin in ay Soomaaliya u soo diraan Ciidamo dheeri ah Soomaaliya.


 


Waxa uu sheegay in ay haatan qorsheynayaan in ay soo dhameystiraan 8-kun oo Askari islamarkaan horay loo dejiyay in loo soo diro Dalka Soomaaliya si ay u gutaan waajibaadlkooda shaqo oo ah ay Soomaaliya nabad ku soo dabaalaan.


 


 


 


 

Warar
Xisbiga Midnimada jamhuuriga oo canbaareeyey duqeymaha ay ciidamada Midowga Africa u geysanayaan Magaalada Muqdisho .‏ 29 Jul 2010
Sheekh Aadan Madoobe oo hir jaraa,id ku qabtey Muqdisho. 22 Apr 2010
Ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca oo dib ula wareegay gacan ku heynta degmada Matabaa. 06 Apr 2010
Shabaabka oo Maanta Idaacadaha Muqdisho saacado la wareegaya. 05 Apr 2010
Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka oo sheegay in wixii sannadkan ka dambeeya la dhisayo axsaab ku tartama talada Dalka 01 Mar 2010
Aas Qarameed oo Manta Muqdisho loogu Sameeyey Saleeemaan Colaad Rooble 19 Feb 2010
Ra'iila oo Sheegay in Howlgalada Nairobi aan lagu raadsaneynin Soomaalida oo kaliyah. 27 Jan 2010
Mudaharaad rabshado wata oo ka dhacay Masjidka Jamia ee Magaalada Nairobi 16 Jan 2010
Dowladda Soomaaliya oo ka Hadashay Dagaallada ka socda Baladweyne. 14 Jan 2010
Sheekh Axmed Madoobe oo la Sheegey in uu ku biirey Ahlu Sunna 12 Jan 2010
Dagaal Xoogan oo ka Soconaya Beledweyne 11 Jan 2010
Doon Dab ku Qabsadey Dekadda Boosaaso. 10 Jan 2010
Ciidamada AMISOM oo loo kordhiyay waqtiga ay joogayaan Soomaaliya. 09 Jan 2010
Xukun dil ah oo lagu riday askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya. 07 Jan 2010
12 ruux oo ku geeriyootay madaafiic la isku weydaarsaday Muqdisho. 07 Jan 2010
Qarama Midobe oo cunaqabateyn saartay Eretria. 07 Jan 2010
10 qof oo ku dhintay dagaal ka dhacay Magaalada Gaalkacyo. 07 Jan 2010
test 07 Jan 2010
10 qof oo ku dhintay dagaal ka dhacay Magaalada Gaalkacyo. 24 Dec 2009
Qarama Midobe oo cunaqabateyn saartay Eretria. 23 Dec 2009
12 ruux oo ku geeriyootay madaafiic la isku weydaarsaday Muqdisho. 20 Dec 2009
Qasaare naf iyo maalba leh oo ka dhashay dab ka kacay Muqdisho. 19 Dec 2009
68 wariye oo sanadkan lagu dilay caalamka. 17 Dec 2009
Xukun dil ah oo lagu riday askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya. 30 Nov 2009
Alshabaab oo qabsatay magaalo u dhow xadka Kenya. 29 Nov 2009